Koomishanka Doorashooyinka Madaxtootada Somaliland Oo Ka Cabanaaya Shaqadoodii Xukuumaddii Muuse Biixi ku haysato

0
227

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa digniin u diray xukuumadda Somalilland iyo xisbigeeda Kulmiye.

Guddoomiyaha guddida Doorashooyinka Somaliland oo ay la fadhiyaan xubnaha kale ee guddidaasi ayaa sheegay in xubno wasiirro ah iyo mas’uulliyiinta Kulmiye ah ay farogelin ku hayaan shaqada guddida Doorashooyinka.
Muuse Xasan, guddoomiyaha guddida doorashada ayaa digniin kama dambaysa u diray xukuumadda iyo xubnahaasi Kulmiye ka tirsan ee uu sheegay in shaqada guddida ay soo farogeliyeen.

Xubno ka tirsan wasiirrada Somaliland ayaa shalay sheegay in ay waajib tahay in qalabka isha sawira lagu geli doono doorashooyinka Somaliland arrintaasi oo u muuqada in guddida doorashooyinku ka cadhoodeen maadaama oo hawshu iyaga u taallo guddi ahaan.”sidaa ayuu yidhi Guddooomiyaha koomishsnka doorashooyinka Muuse Xasan.

Emial÷baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com