“Waxaanu Doonaynaa In Mar kasta Aanu caawino Dadka Dhibaatadu Soo Gaadho.Arday Badan Oo Soomaali Ah ayaa Wax Ka Dhigta Dalka Turkiga…”

0
330

abdirashiid Maxamed Siciid Ducaale“Waxaanu Nahay Shirkaddii Ugu Horaysay Ee Soomaaliya Ee Caawimo Gaadh-siisay Dadkii Dhul Giriirku Ku Dhacay Ee DalkaTurkiga.”Maamulaha guud ee shirkadda Dahabshiil abdirashiid Maxamed Siciid Ducaale
Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Guruub Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, ayaa ugu deeqday lacag gaadhays laba milyan oo Lira ah dadka Turkiga ee ku dhuftay dalka Turkiga. Isla markaana shirkadda dahabshiil ayaa ah shirkaddii ugu horaysay ee soomaaliya ee caawisa dadka turkiga. Halkan hoose ka dhagayso Waraysi uu siiyey Idaacadda qaybteeda afsoomaaliga ee voasomali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here