Manta M. Siilanya sawir lama soo geli, karo, HJ way kala socdeen, oo cid reerka ha waji iskuma

0
53

Miyad garanaysaa halka ay Muuse, Kaahin iyo HJ iska fahmi layihiin?.

Xaaji Axmed & sawrkiisaas ayaa dhawr iyo tobankii sano Habar-jeclo la gu maali jiray!. Waanu soo eegnay, wuu qoslaayey. Waanu soo eegnay, wuu idiin soo ducaynaayey. Waanu soo eegnay, halkii baan idinku ogaybuu yidhi. Waanu soo eegnay, dalkeena nimcaa fadhiduu yidhi, waanu soo eegnay, taalo ayuu na soo siiyey.
Sawirka ayuu ku baryayaa, waxaanad dareemaysaa in uu ku inuu hadda quus ka taganyahay garabka awood badan, oo tawawac waxaan ahayni uma banana.

‘Habar-jeclooy, wixii aan idinku sameeyey 7 sano waan idinka raaligalinayaa, waanan saxayaa. Haberheclo ha layga gadhsiiyo inanay GX lugta ii qaban, oo aanay ii soo raacin. Walaahi u noqon maayo, oo bilaahi Habarjeclo danbe xumayn maayo, oo tolaahi xaalbaan siinayaa. Adeer Siilaanyoo in aad qososho sawirka dhexdiisa isku day, please tolkaa ha ku arkee’
Laakiin Manta M. Siilanya sawir lama soo geli, karo, HJ way kala socdeen, oo cid reerka ha waji iskuma lahaa, ilaa oday dhaqameedkii reerka
talow hadda muxuu samayn?.