“Aniga Iyo Deegaankayguba Cabdiraxmaan Cirro,Hiil Maanta Hiil Deegaan Ayaanu Nahay.Shalayna,Waxaanu..” Ramaax

0
159

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Siyaasiga Ramaax oo ku hadlayey afka beeshiisa Ciise Muuse ee Habar,awal,ayaa sheegay in beeshiisa Ciise Muuse ay maanta dhisayso murashaxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan cirro
“Waxa aanu dhisaynaa aniga iyo deegaankayguba Cabdiraxmaan Cirro, hadaanu shalay hiil walaal ahayn.maantana hiil deegaan ayaanu nahay..”ayuu yidhi Ramaax