Beesha Habarjeclo,Waa Adoon Ay Leedahey Beesha Habar’awal,gaar ahaan Sacad Muuse”

0
324

Burco,(Baraarugtv.com)-Sawirka halkan idinka muuqda wuxuu muujinayaa,sida ay tahey shacabka  beesha Habarjeclo iyo beesha Habar,awal,gaar ahaan Sacad Muuse.isla markaana sawirkan ayaa cadeynaaya in raggii beesha Habarjeclo ay xaalada adag oo ah mid ciryaamey,mid dhintay.halka ka dhintay maanta carruurtiisii loo dawarayo,baqtina yihiin,ka dhaawacmayna uu maanta la silcayo darxumo oo qoyskoodii la ildaran yihiin dawayntiisii.balse maantadii iyo deegaankoodii beesha habarjeclo muuse Biixi ee beesha Habar,awal ka dhigay goob colaadeed iyo horumarin la,aan.

Sidoo kale,sawirka ayaa muujinaaya in beesha Habar,awal,gaar ahaan Sacad Muuse darajo iyo meel kasta oo dakhli ah,isku wada qoreen.iyagoo 18-ka hogaanada ciidanka ay wada yihiin beesha Habar,awal,hogaanka mushar bixinta,shiidaalka,raashinka,caafimaadka,gaadiidka,iibinta hubka,hogaanka rasaasta,waxbarashada,xulida darajada,tobabarka iyo jagooyin kale ee ciidanka militeriga somaliland,oo ay ku fadhiyaan beesha madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi ee Sacad Muuse,Habar,awal. Beesha Habarjeclo,Waa Adoon Ay Leedahey Beesha Habar’awal,gaar ahaan Sacad Muuse”

Beesha Habarjeclo,Waa Adoon Ay Leedahey Beesha Habar'awal
Beesha Habarjeclo,Waa Adoon Ay Leedahey Beesha Habar’awal