Wakhtiga mudaharaadka xisbiyada Waddani iyo UCID ee ka dhacaaya Somaliland

0
349

Hargeysa,(baraarugnews.net)-Waxa aannu maanta labadayada guddoomiye xisbi-mucaarad ee UCID iyo Waddani ku wargelinnay Wasaaradda Arrimaha Gudaha mudaharaadka Badbaadada Somaliland oo ka qabasoomi doona gollabada dalka oo dhan, kaas oo aannu qorshaynnay in uu dhaco Khamiista inagu soo aaddan, 11ka bishan aynnu ku jirno.U diyaar garooba bannaanbaxyo nabadeed oo aynnu ku muujinaynno dareenkeenna, waxaana inoo ballan ah ilaalinta nabadda iyo dhowridda jiritaanka Qarankeenna.akhrisi waraaqda xisbiyada waddani soo saarey ee guddoomiyaha xisbiga waddani Xirsi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here