
Hargeysa,(Baraarugtv.com)-“ninkaas oo cabdiraxman maxamed cabdilaahi la dhaho wa nin subeer awal ah gaar ahaan waa ciise muuse waana sarkaal ka tirsan Hargeisa airport gaar ahaan qaybta Towerka maamula ayaa mudo laba bilood ah ku xidhan sirdoonka 4 jeer ayaa maxkamad la keenay oo ay rumaan u jareen maxkamada xataa amar ayay bixisay in lasii daayo oo Anu danbi lahyn ninkani
balse taliyaha sirdonka iyo rag dawlada ka tirsan ayaa ku dhagan ilaa hada sabab lo haysto ma cada wax danbiya oo u galay ama ku cadaaday ma jiro booskiisi airport ka waxa markiiba la keenay wiil cusub oo muuse cabdale ah oo xataa an aqoonteeda lahyn balse tababaro loo balanqaaday waana dulmi iyo awood sheegasho cad


