Baraarugtv.com-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenkii hore Saalax Axmed Jaamac oo ku matalaaya Soomaaliya Qaramada Midoobay iyo.
Dowlada mudo xilidkeedii dhamaaday ,ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenkii hore Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo ku matalaaya Soomaaliya shirka Qaramada Midoobay, sida ay u xaqijiyeen Somali Times qaraabada, madexweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh oo wali kujira Isbitaal kuyaala Switzerland iyo xaaladiisa aan fiicnayn.
Villa Soomaaliya oo qarinaysa xaalada caafimaad ee Xasan Sheekh, baafinaysa sawiro iyo muqaalo hore.
Saalax Axmed Jaamac Qaramada Midoobaykumatalaaya Soomaaliya.



