Ururkii Beesha Arab Oo sheegay innuu hayn Cod &Dhacayo doorashada Somaliland

0
265
Ma waxaanu nahey dad waxaa lagu qiyaamayn-karo?
Ma waxaanu nahey dad waxaa lagu qiyaamayn-karo?

Ma waxaanu nahey dad waxaa lagu qiyaamayn-karo?

Ma waxaanu nahey dad waxaa lagu qiyaamayn-karo?
Ma waxaanu nahey dad waxaa lagu qiyaamayn-karo?

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Guddoomiyaha ururka Horseed ee Cabdillaahi Darawal,ayaa sheegay in ay u soo baxday haddii uu galo doorashada ururada ee dhacaysa 13ka Nufeebar/11/2024-ka.

“Saddex urur oo sheegta xisbi-yo oo isku tolay,iyagu qaabkan u dhigay doorashada isa-saarka ah.waa qaabka ay iyagu xisbi ku noqonayeen.waxay leeyihiin nagu soo biira.anaga,ayaa idin soo saareyna. Ma waxaanu nahey dad waxaa lagu qiyaamayn-karo?

Ma nin-baa intuu is rido,aniga isoo-saraaya?

Waa kee fariidkaasi.xagee ayuu joogaa? Dad waynaha waxaanu u sheegaynaa innaanu doorashada ka qayb galayn. Doorashadan wax faa,iido ah oo noogu jirtaa ma jirto.kolay,aniga urur Horseed ahaan wax faa,iido ah oo iigu jirtaa ma jirto. Mana arko guul aan gaadhi karo,laakiin guul daro ayaan arkayaa,wax faa,iido ahna ii laheyn doorashada oo iigu jirtaa ma jirto wixii aanu u samaysaney ururka waa laga leexday.doorashada ma galayo. ,”sidaa ayuu yidhi Guddoomiyaha ururka Horseed Cabdillaahi Darawal oo maanta warbaahin beeshiisa ah ugu waramayey magaalada Hargeysa.

Haddalka Guddoomiyaha ururka Horseed Cabdillaahi Darawal,ayaa ku soo beegmaaya markii uu todobaadkan ugu dambeeyay shirar uu la galey beeshiisa Arab ee magaalada Hargeysa,ayaa u sheegay in aanu hayn cod,uu ku soo bixi karo ururkiisa Horseed,una muuqato innuu dhacayo doorashada dhacaysa bisha 13ka November 13/11/2024-ka.isla markaana wuxuu cadeeyay innuu ka hadhey doorashada ururkiisa Horseed, oo aanuu ka qayb noqonayn doorashada haddii alle ka dhigo.isagoo carabka ku dhuftay Guddoomiyaha Horseed Darawal innuu ka baxay tartanka doorashada ururada.Balse Guddoomiyaha Horseed Cabdillaahi Darawal,ayaa la sheegay innay isla qaateen innay ka baxaan,uuna ka hadho doorashada,madaama dhaqaale iyo cod ahaan ay helayn ama tiro isku halayn karaan cod,taasina tahey sababta u galgalanayo guddoomiyaha Horseed Darawal. Xogaha ayaa tibaxaaya in uu doonayo lacagtii ka gashay ururka,si loogu celiyo uu u samaynayo xaalad abuurka iyo fariimaha uu soo marinayo  warbaahinta gaarka ah ee wariyeyaasha beeshiisu ka soo duubayso  Guddoomiyaha Horseed Cabdillaahi Darawal uu ka niyad jabey ururkiisuna dhacayo u muuqato Darawal.

Xidhiidh Emial÷ baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com