. Taliskii Tobabarka ee Uruurinta Ciidamada Gaas Dhagoolaysha Cadaadlay 

0
52

Hargeysa,(baraarugtv.com)’Beesha isaxaaq ee uu sheegayo wasiirk Arimaha Gudaha Somaliland.

Beesha isaxaaq waa Beelo aad u balaadhan si wayna u Dega Degmooyinka Hawd Waqooyi iyo iyo Gobolka Gacanlibaax Guud ahaan.

Waa Beel ka mida Beelaha Degaanka Hargeisa ee Habaryoonis Ama Gar xajis, Beesha uu Wasiirku kul Hal qabsaday Taariikh ahaan waa Beeshii Kusuntanayd Halgankii SNM waxaana Hargeisa laga Xoreeyay Degaanka ay Degaan ee Sabawanaag iyo cadaadlay, waxaana Kuyaalay Talis yadii Ugu waawaynaa ee SNM

1. Taliskii Tobabarka ee Labisagaala (oo ay Ukala Sareeyeen Aabahay Cabdilahi Nadaafad Iyo Oday)

2. Taliskii Tobabarka ee Uruurinta Ciidamada Gaas Dhagoolaysha Cadaadlay

3.Taliskii Tobabarka ee Badarwanaag

waa reer Naf iyo Maalba u huray oo Dul dhigay Jabhadii SNM Maanta aan deegaamadoodu Dheeflataaban karo aanu ku qabin Xukuumada Talada Haysa, Waana Beeshii ugu horay say Ee Hubkeedii iyo Ciidankeedii Si nabad galyo ah ugu wareejisay Madaxwaynihii Labaad ee J.Somaliland Mudane Maxamed X.Ibrahim CigalWaa Beeshii Koobaad ee Bud dhiga u ahayd Damin tii Colaadihii Beelaha Reer Somaliland ee Sanadadii 1993-1994 islamarkaana iyo Damintii Colaadii Daroor Ee Dhexmartay Beelaha wada daga ee Garxajis iyo Kuwo kale.Beesha Intaas oo Taariikhood lehMaanta Iskuuladooda Degmooyinkooda Kuyaala Waxaa ku dhala Shimbiraha Malaha Wadooyin Malaha Ceelal ay ka cabaan Xiliga jiilaalkaMalaha Adeegyo Caafimaad Halganka Dalka Loo soo maray cidi Naga Sheegan Mayso Lakiin Dawlad nimadii waanaga Sheegtay

Xukuumada waxba Kuma Qabaan ee Yaan ilayna Hafrin.W/Q:_Aqoonyahan Ibraahim Cabdilaahi Maxamed.