Puntland Oo Ka Jartay Mushaharkii Iyo Gunadii Khaatumo iyo SSC &Amarna Ku Soo Rogtay Ciidanka Firdhiye

0
7

Puntland Oo Ka Jartay Mushaharkii Iyo Gunadii Khaatumo iyo SSC &Amarna Ku Soo Rogtay Ciidanka Firdhiye

Garoowe (Baraarugtv.com)-Putland ayaa sheegtay in ay muushaaharki iyo Gunaadi ay siin jirtaay ciidamada SSC KHAATUMO Ay ka jartaay.

Talaabadan uu Qaaday Maamulka Punland ayaa Dhabar jab ku Noqon Doona Maamulka Xalay Uu Aqoonsaday Raysalwasaaraha Somalia

Ssc- khaatumo ayaa Garab wayn iyo ku Tiirsanaan laxaadle ku Haystay punland
Balse Doorkaasi wuu lumay oo Punland Faraha ayuu ka Qaaday

Warar kale ayaa sheegaaya in Punland Gabi ahaanba joojinayso Ganacsigii Bariga sool la lahaa punland oo jidka isku xidha Laascaanod iyo Punland La xidhi doono

Cuna Qabatayntan punland ku soo Rogayso Bariga sool ayaa Noqon kara mid Saamayn xoogan ku yeesha Bulshada bariga sool