Muxuu Maanta KaHadley Xisbiga Qooma Luudka Ee Kaah Maxamuud Xaashi Cabdi?

0
25

Muxuu Maanta KaHadley Xisbiga Qooma Luudka Ee Kaah Maxamuud Xaashi Cabdi?

Hargeysa (Baraarugtv.com)-Shaley iyo maanta waa laba maalin oo kala duwan.
Shaley mar xalad ayey Somaliland maray-sey.Muxuu Maanta KaHadley Xisbiga Qooma Luudka Ee Kaah Maxamuud Xaashi Cabdi?
Maantana xaalad kale oo cusub ayey ku dhex-lugaynaysaa.waxaana hogaanka xadhiga haya Madaxweyne cusub oo la yidhaahdo Cabdiraxmaan Cirro .
Yarkan inagu cusub ee yidhi afhayeenka Guddoomiyaha Xisbiga Qooma luudka Maxamuud Maxamuud Xaashi Cabdi baan ahey,bal noo sheeg markii uu shaley qalinka sitey wasiirka madaxtooyada Khadar dhukur ku qorayey Qalinka iyo buuga uu sitey?
Qorey Axmed Saleebaan Xasan (Axmed Ceerigab).
Radio Baraarug.Com Warbaahinta Baraarugnews