Muwaadin Xaqiisii Lagala Wareegay Laba iyo Labaatan Sanno &Markii Uu Maanta Is-casilay Gudd.Golaha Guurtida Iyo Qaabkii Saleebaan Gaal Uga Qaadey

0
30

#Muwaadin Xaqiisii Lagala Wareegay Laba iyo Labaatan Oo Maanta  Helay Guddoomiyihii Is-casilay Golaha Guurtida Saleebaan Gaal

Muwaadin Xaqiisii Lagala Wareegay Laba iyo Labaatan Sanno &Markii Uu Maanta Is-casilay Gudd.Golaha Guurtida Iyo Qaabkii  Saleebaan Gaal Uga Qaadey
Muwaadin Xaqiisii Lagala Wareegay Laba iyo Labaatan Sanno &Markii Uu Maanta Is-casilay Gudd.Golaha Guurtida Iyo Qaabkii Saleebaan Gaal Uga Qaadey

RSI TV -Xildhibaan Maxamed Diiriye ayaa dib ugu soo laabtay kursigiisii Golaha Guurtida Somaliland, kaddib markii uu ka degay xilka Guddoomiyihii Golaha Guurtida.Maxamed Diiriye ayaa 22 sano ka hor kursiga xildhibaanimo uga baxay si uu ugu baneeyo Saleebaan Maxamuud Aadan oo markaas loo doortay Guddoomiyaha Golaha Guurtida. kaddib markii uu Saleebaan xilka ka degay, Maxamed Diiriye ayaa mar kale dib ugu laabtay kursigiisii Golaha Guurtida.