Maxaa ka Socda Deegaanada Beesha Habarjeclo ku dhaqan tahey ee Gobolka Togdheer?

0
34

Uk,(Baraarugtv com)-Wefti ka tirsan Xisbiga wadani oo uu hogaaminayaan Xoghayaha Abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga wadani ee UK Maxamuud Hassan Abdi (Timir) iyo hogaanka Jidadka Iyo Wadooyinka ee gobolka togdheer Saleban Abdi Farah ayaa safar wacyigelin Iyo kormeer ah kusoo maray degaanadda Beer, Fadhi Wanaag , Bali jilaal,Ina Afmadoobe,Qoryaale Warcibraan iyo dabaqabad

Masuuliyiintan Ayaa Sidoo kale xadhiga ka jaray Xafiisyaddii Shaqadda iyo ololaha Xisbiga wadani ee degaanadaas. Waxaana ay bulshadda degaanadiisa ku wacyigeliyeen inay Xisbiga Rajadda Shacab ka ee Wadani siiyaan labada Codba.