Koomishanka Doorashooyinka Somaliland,oo maanta kitaabka quraanka gacanta u saarey hawl-wadeenada Wajigii 2-aad
Hargeysa,(Baraarugtv.com)’-Koomishanka Doorashooyinka Somaliland,ayaa maanta kitaabka quraanka gacanta u saarey qaybtii wajiga labaad ee hadhsaneyd ee hawl-wadeenada koomishanka doorashada ku beegan 13ka November 2024ka.
