Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xaruntooda kulan kula qaatay Taliyiyaasha

0
23

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta xaruntooda kulan kula qaatay Taliyiyaasha Ciidamada JSL. Kulankan ayaa waxaa lagaga hadlay amniga guud iyo diyaargawga doorashada Madaxtooyada & Xisbiyada Qaranka JSL 13 November 2024.