Sreal,(BRTV.com)-Madaxweynaha SomalilandCabdiraxmaan (Cirro), ayaa u sheegay i24NEWS in aanu meesha ka saari karin suurtagal-nimada in Israa’iil mustaqbalka saldhig milatari ka samaysanayso Somaliland.Madaxweynaha, ayaa sheegay in Somaliland ay u furan tahay wada-hadallada iyo iskaashiga ay la yeelanayso saaxiibadeeda caalamiga ah, isagoo tilmaamay in arrimaha la xidhiidha amniga iyo difaacu ay ku xidhan yihiin danaha istiraatiijiga ah ee labada dhinac.Isla markaana hadalkan ayaa ku soo beegmaaya xilli xidhiidhka Somaliland iyo Israa’iil uu si xawli ah u kobcayo. Weftiga Madaxweynw Cirro oo ku sugan Israa,iil,Balse Waraysiga telifeeshanka i24news,ayaa la waydiiyey Madaxweyne Cirro su,aal ahey, Israa,iil Saldhig militeri ayaad ka siiseen Somaliland?
“Ma jiro saldhig militeri oo aanu siinay Israa,iil oo ku leedahey Somaliland.laakiin way dhici-kartaa mustaq-balka”.Ayuu yidhi Cabdiraxmaan Cirro.
Xidhiidh Email caarshe7@hotmail.com or baraarugnews@gmail.com

