“hadii kafad la saaro madaxweynaha Mareykanka, Adduunyada kalena kafad la saaro waa isku miisaan”

0
4
"hadii kafad la saaro madaxweynaha Mareykanka, Adduunyada kalena kafad la saaro waa isku miisaan"
"hadii kafad la saaro madaxweynaha Mareykanka, Adduunyada kalena kafad la saaro waa isku miisaan"

Baraarugtv.com-“Waxaan ka hadlaynaa Madaxweynaha Mareykanka ee kama hadlayno madaxweyne Carabta ah ama madaxweyne Afrikaan ah ama madaxweyne Yurub ah, waxaan ka hadlaynaa madaxweyne Mareyka.maanta Somaliland ictiraafa, arrintan miisaakeedana uu garanayaa qof kasta oo diblomaasiyada wax uga bilaaban yihiin.”

“Madaxweynaha Mareykanku lamid maaha Madaxweyneyaasha kale ee Adduunka, wuxuu la miisaan yahay Adduunyada kale oo dhan, oo hadii kafad la saaro madaxweynaha Mareykanka, Adduunyada kalena kafad la saaro waa isku miisaan, waxaynu ka hadlayno waa diblomaasiyad iyo arrimo adduunyo, kama hadlayno aakhiro iyo arrimo diimeed.Waxaa sidaasi yidhi, Professor Cabdi Cali Jaamac oo ah aqoonyahan reer Somaliland ah oo cilmiga dhaqaalaha ka dhiga Jaamicadaha Somaliland

email caarshe7@hotmail com or baraarugnews@gmail.com

"hadii kafad la saaro madaxweynaha Mareykanka, Adduunyada kalena kafad la saaro waa isku miisaan"
“hadii kafad la saaro madaxweynaha Mareykanka, Adduunyada kalena kafad la saaro waa isku miisaan”

email caarshe@7hotmaol.com or baraarugnews@gmail.co