“Habarjeclo,Haddaanu Nahey Ergo Aan Lanagala Tashan In La Diro Meel Ka Dhac Ayaan u Arkaa, Madaxweynaha Iyo Raggii Ku Kaliyayba arinkaas sax ma Nabbad aan

0
34

Boqor Buurmadow oo hada Hadlay ayaa yidhi ,

“Dhulbahante Nabadiisi Meel daran ayay gashay , Ilaa hada nooma muuqato meel aanu nabbad kaga wada hadli karno, Dacwaley xasuuq badan ayaa ka dhacay .

Meel dawladii 200 qof ku xasuuqday indhaha lagama qarsan karo, Madaxweynaha Kililku siduu uga hadlay umaan arkayn in ay si waafi ay tahay.

Habarjeclo Qorulugud ilaa Ceerigaabo way dhiig baxday Magaalooyinkoodi ayaa la dumiyay ergo aan lanagala tashan in la diro meel ka dhac ayaan u arkaa, Madaxweynaha iyo Raggii ku taliyayba arinkaas sax ma ahayn. Nabbad aa nagala tashan waa khalad in la doonaa.

Nabbad aanan arkayn oo hoosasin ah oo Maalin kasta Maydkayaga iyo dhaawacayagu Qorilugud yaalo , Madaxweyne maanta anigoo ahaa dadkii ku dhisay taas diyaar uma nihin.”