Gudoomiye Kuxigeenka KDQ Axmed Cismaan Xasan iyo Komishineer Siciid Maxamed Cisnmaan ayaa waxay maanta booqdeen Fadhiisamada Ciidamada Qaranka JSL ee Degmada Oog,

0
23
  1. Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Gudoomiye Kuxigeenka KDQ Axmed Cismaan Xasan iyo Komishineer Siciid Maxamed Cisnmaan ayaa waxay maanta booqdeen Fadhiisamada Ciidamada Qaranka JSL ee Degmada Oog, waxayna kulan la yeesheen Taliyeyaasha Ciidanka Qaranka JSL. Waxa kale oo ay waftigu kulan la qaateen laamaha Amniga ee Gobolka Saraar, waxay labada dhinac kulanka kaga wada hadleen hawlaha amniga doorashada