Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro Siddee ayuu Ka yeelayaa Imaan-shaha -Raysal,wasaaraha Soomaaliya Xamse?

0
30

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro Siddee ayuu Ka yeelayaa Imaan-shaha -Raysal,wasaaraha Soomaaliya Xamse?

Laascaanood (Baraarugtv.com)-Somaliland oo ciidankeeda Diyaarisay Wakhti Kastana Hawl geli karta.

Ciidamada kala duwan ee Somaliland ayaa ku jira diyaargariwga maalinta qaranka ee 18ka may oo ah maalintii jamhuuriyadu ku guuleysatay inay soo Afjarto Nidaamkii kali Taliska ahaa Ee Dawladii kacaanka Koonfureed .

Sidoo kale ciidamada qaranka ayaa si weyn ugu hawlan inay sugaan Xuduudaha Somaliland la wadaagto wadamada jaarka la ah ,Iyagoo Amar ku qaba jnay Talaabo ka qaadaan cid kasta oo amniga khalkhal gelisa .

Ciidamada Mikateriga ama Qaranku waxay kamid yihiin Ciidamadii loogu hor aasaasay ciidamada kala duwan ee Somaliland leedahay waxaanay door weyn ka qaatan Sugida Amniga Xuduudaha iyo ka hortaga Cadawga .