“Dawladda Itoobiya Waxan Kula Soo Heshiinay, In La Xidho Safaaradda Magaalada Hargeysa,”

0
21

“Dawladda Itoobiya Waxan Kula Soo Heshiinay, In La Xidho Safaaradda Magaalada Hargeysa,”

Itoobiya (Baraarugtvom)- “Dawladda Itoobiya waxan kula soo heshiinay, in la xidho safaaradda Hargeisa lagana dhigo qunsuliyad, hoos timaada safaaradda itoobiya ee muqdhiso”

Ali Balcaad, Wasiiru dawlaha wasaaradda arimaha dibada soomaaliya, oo xasan sheekh la socday.

Wasiir ali Balcad oo cawa waraysi siinayey Idaacadda VOA-da laanteeda af-ka Soomaaliga
ayaa sheegay, in ay iyaga iyo Itoobiya ku so heshiiyeen in safaaradda itoobiya ee Somaliland la hoos geeyo, ta muqdiisho oo laga dhigo qunsuliyaad hoos tagta ta muqdisho.

Si doo kale in Safaaradda somaliland ee Addisbaba, Qaabkan ay iminka tahay wax laga badelo, oo laga dhigo Xafiis Ganacsi ama logistics office.