Jigjiga (Baraarugtv.com)-Ciidanka fadaraalka itoobiya oo la wareegaya amaanka deegaanka DACAWALAY, ee shacabka maatida lagu xasuuqay.
Qodobada lagu heshiieyey waxa ka mid ah.
1. In Ciidamo dawalad federalka Itoobiya la wareegaan deegaanka dadka lagu xaquusay iyo inta u dhow.
2.In baadhis heer Federal ah lagu sameeyo waxa ka dhacay Dacawaley.
3.In nawaaxi ay ka caagan yihiin (buffer zone) Liyu Booliis iyo dadka deegaanka ah ee hore iskaga horyimid la calaamadiyo.
4. Beelihii ay arintu ka bilaabmatay dib u heshiisiin laga bilaabo dhexdooda.
Kulankan ayaa ahaa mid hal masuul oo madaxda DDS fadhiyey, halka inta kale ay ahaayeen madaxda JSL iyo Dawalda Federalka Itoobiya.