“Ballanteennu Waa Middaynta Reer Somaliland Iyo Isbeddelka Dhawaan Ka Dhici-doona…””

0
186

Hargeysa,(baraarugtv.com)-“Waxa aanu maanta galnay wajigii labaad ee howlaha Isbahaygsiga Mucaaradka ah ee Xisbiga WADDANI iyo Urur Siyaasadeedka KAAH.

Maanta, waxa aanu si rasmi ah u magacownay Guddiga farsamo ee qaban-qaabada, diyaar garowga iyo heshiiska isbahaysiga ka soo shaqeynayey.

Ballanteennu waa reer Somaliland oo u midooba isbeddelka dhawaan ka dhici doona dalkeenna.”ayuu yidhi murashaxa madaxweynaha xosbiga waddani Cabdiraxmaam cirro.