Akhriso:_Heshiis Dhex-marey Labada Ugaas Ee Beelaha Gudabiirsay Iyo Ciise

0
440

Awdal,(Baraarugtv com)-Waan ku bogaadinaya Xukuumada Jamahuuriyadda Somaliland soo afjarida colaadii udhexaysey Beelaha walaalaha ah ee wada dega gobolada galbeedka. Runtii Xukuumadu Juhudi badan ayay ku bixisay sidii nabad waarta looga gaadhi lahaa Colaada u dhaxaysa labadaa beelood ee walaalaha ah, guul bayna maanta ku soo dhamaatay.

Dhamaan umadda reer Somaliland si wada jir ah ayay ugu farxaday heshiiska nabada ee Laga gaadhay colaadii dhex martay beelaha walaalaha ee wada dega gobolka Salal.

Geesinnimo Iyo Gobonnimaba waxaa leh ninka maanta dhiigga ku hagoogta, Ninka xaalad kasta iyo xurguf kasta oo jirta nabadda ka horraysiiya ayaa ah halyeyga dhabta ah, Ninka nabadda u tanaasula ayaa ah midka in badan ku suntanaanayaa bogagga taariikhda.

Allah Mahad leh

Siyaasi- Yoonis Xasan Cabdi Khayre

Email baraarugnews@gmail.com