Beelaha Gudabiirsi Iyo Ciise Maal-mahan Dagaal Ba’an Ka Dhex Jiro, Maxaa Loo Kala Dhex-geliwaayey?

0
26
, Maxaa Loo Kala Dhex-geliwaayey
, Maxaa Loo Kala Dhex-geliwaayey
, Maxaa Loo Kala Dhex-geliwaayey
, Maxaa Loo Kala Dhex-geliwaayey

Baraarugtv.com-Xukuumadda Somaliland xataa ma waxa ay awoodi wayday inay baaq nabadeed u dirto beelaha Gadabuursi iyo Ciise oo maalmahan dagaal ba’ani ka dhex jiro in ay kala dhex gasho daayoo?

Xukuumadda intaa awoodi wayday xaq ma u leedahay in ay ka hor istaagto dhallinyarta reer Boorama in ay xusaan shacabkii lagu laayey mudaharaadadii December 2025 iyo in ay cabudhiso saxaafadda gobolka Awdal?

Madaxweyne Cirro waa la fahmi karaa duruufaha ku xeeran safarradiisa dibedda ee waqtiga badan qaata, balse Madaxweyne ku-xigeenka dalku isna ma waxa uu raali ka yahay sida ay wax u socdaan! shacabka galbeedka tolow muxuu la hortagi doonaa

Maxamed cali daarood