Dagaal xooggan ayaa xuduudka Itoobiya iyo Eritrea ku dhexmaray

0
7

Baraarugtv.com-Dagaal xooggan ayaa xuduudka Itoobiya iyo Eritrea ku dhexmaray maanta iyo shalay. Dagaallada ugu culus waxay ka dhaceen Arena oo kamid ah meelihii dagaalkii hore lagu hardamay.Warbaahinta maxaliga ayaa tabisay in Itoobiya ay qabsatay Egla, oo ahayd goob ciidamada Eritrea dhufaysyo badan ku lahayd. Goobtan waxaa haysatay Eritrea oo qabsatay sannadkii 1992, kaddib dagaalki labada dal horey u dhexmarayMilatariga Itoobiya oo cirka ku gacan sareeya ayaa gudaha Eritrea ku sii siqaya. Dagaalkii ka bilawday Canfarta iyo meelo dhawaa ayaa hada Isayaas gurigiisa soo gaadhay. Iyas, ma doonayn in dagaalka gudaha dalkiisa loo soo raro, laakin Jabhadihii uu tagerayay ayaa la soo jiidhay.

baraarugnews@gmail.com