Akhri:-Kooxda Ixtisaam Ee Shirkadda Telesom Oo Caawa Ku Kacday Talaabo Halis Ku Ah Shacabka Somaliland

0
28

Baraarugtv.com-“Cawa anigoo arkaya ayuu sixir-bararkii sii kacay, waxaan is idhi iibsado adeeg ka mid ah adeegyada shirkadda Telesom, gaar ahaan xidhmada maalinlaha ah ee $03 Markii hore waxa la ii soo qoray 3,500 Shilin, waan isku dayay inaan iibsado, balse way iga diiday. Markii aan mar kale isku dayay, shirkaddu waxay ii soo qortay inaan bixiyo 3,700 Shilin. marakaad eegto sarifka $0.3 ga wa 3500 shilinka Somaliland

Akhri:-Kooxda Ixtisaam Ee Shirkadda Telesom Oo Caawa Ku Kacday Talaabo Halis Ku Ah Shacabka Somaliland
Akhri:-Kooxda Ixtisaam Ee Shirkadda Telesom Oo Caawa Ku Kacday Talaabo Halis Ku Ah Shacabka Somalilandwaxaad mooda in xukuumada iyada laftigeedu qayb ka tahay sixir bararka (wabay tee ) iyadoo adeeg anaysa shirkada dhiigmiiratada ah Telesom Company waxaynu ogayan dhacdadii ardayda imitixaankii natiijada lagaga iibiyay iydoo telesom fudaydisey.