Somaliland÷Khatarta Ku Qarsoon Lacagta Kaadhka Saadka (ZAAD Card Phone)’ Shirkadda Telesom

0
15
Somaliland÷Khatarta Ku Qarsoon Lacagta Kaadhka Saadka (Zaad Card)' Shirkadda Telesom
Somaliland÷Khatarta Ku Qarsoon Lacagta Kaadhka Saadka (Zaad Card)' Shirkadda Telesom

#Somaliland÷Khatarta Ku Qarsoon Lacagta Kaadhka Saadka (Zaad Card)’ Shirkadda Telesom

Somaliland÷Khatarta Ku Qarsoon Lacagta Kaadhka Saadka (Zaad Card)' Shirkadda Telesom
Somaliland÷Khatarta Ku Qarsoon Lacagta Kaadhka Saadka (Zaad Card)’ Shirkadda Telesom

Baraarugtv.com-Mulkiilaha Shirkada isgaadhsiinta telesom Cabdikariin Maxamed Iid’ayaa nidaam shacabka reer somaliland ka qarsoon oo qaab aaney dareemayn kula baxaysa lacagta ku hadalka ee loo yaqaan biribeerka prepaidka telifoonka gacanta ah lagu shubto.Isla markaana nidaam ka qarsoon shacabka reer Somaliland oo shirkada Telesom ku xado dhaqaalahooda ayaa ku qarsoon nidaamka isgaadhsiinta Telesom.

Sidoo kale’bilihii ugu dambeeyay shirkada Telesom bilowday qiyaamo wayn oo ku hoos jirta lacagta lagu shubto telifoonada gacanta oo Dadka badankoodu ma dareensana halista dhaqaalahooda kula baxdey shirkada Telesom ku soo kordhisay nidaamka shaqada isgaadhsiinta kaadhkeeda Telesom ee telifoonka gacanta.Geesta kale’masuuliyiinta Shirkadda Telesom Abdikariin Maxamed Iid iyo Mustafe madaxa warfaafinta shirkadda Telesom ayaa ogolayn in wax laga waydiiyo arrinta warkan ku saabsan lacagta ku hadalka telifoonka gacanta ku shubtaan shacabka gudaha somaliland ku nool.

email caarshe7@hotmail.com baraarugnews@gmail.com

#RSI TV