Guud ee Beelaha Baho-ugaas

0
9

Baraarugtv.com-Ugaaska Guud ee Beelaha Baho-ugaas,Yeesif,Aadan Madoobe,Cimraan,Sanbuur,Reer-dood iyo Samane oo ka mid ah beesha Habarjeclo Yuusuf Cabdicasiis Sheekh Bashiir,ayaa ku baaqay shacabka Somaliland in ay Difaaca u diyaar garoobaan  Isla markaan Ugaaska Yuusuf Cabdicasiis Skeekh Vashiir oo ka ka mid ah Madaxdhaqmeedka Habarsheclo