Maleeshiyaad Ciidan Beeleed Ah Oo Afduub Ka Bilaabey Deeganka Gabiley Iyo Xaaladda Galbeedka Somaliland

0
38

Baraarugtv.com-Jabahada Beesha Gadabuursi Ayaa dhacay gaadiidkii jaadka ee ku socday deegaanka seemaal Ee Waqooyiga Magaalada.Gabiley oo hoos tagta degmada buqdhada,
Waxana dhawacyo loo gaystay qaarkamida ah dirwaliintii gaadidka qaadka siday
Sidoo kale waxay joojiyeen gaadiidkii haayadaha ee ka howl galyay aaga seemaal,

Dadka deegaanka oo ila soo xidhiidhay ayaa ii xaqiijiyay xogta warkani kuwaasi oo goobjoog ahaa markii falkaasi dhacayay

Jabhdan oo kasoo jeed beesha gadabuursi ayaa maalmahan halkaasi isku urursanaysay
Sidoo kale Beeshada Dagmada Buqdhad ayaa iyaguna hada bilaabay diyaar garow xoogan oo ay iskag difacayaan jabahada Beesha gadabuursi

Dhinaca kale waxa maanta jabay heshiiskii shalay ay wada galeen odayaasha gadabuursi iyo kuwa jibriil bokor
Heshiiskasi oo ahaa in hubka la iska dhigo oo aan la faro galin isku socodka labda dhinac
Islamrkana la joojiyo dahabka laga qodayo dooxyada ee aan heshiiska lagu ahayn

Wixii war ah ksoo kordha xaalada deegaanka seemaal halkan kala soco

Xigasho Mukhtaar Nuux