Xagee Ayuu ku Noolaan Jiray Jaamac Gaabush?

0
6

Hargeysa,(Baraarugtv.com)–Ma la hubbaa in Jaamac Gaabuush, oo degenaan jiray Myyrmäki uu markaan ka mid yahay kuwa Cirro u raacay Quddus, si ictiraaf looga soo helo, kuwii ugu xummaa gaaladda ee la Nacladday ?.

Waase iska Adduun iyo Axwaashiise, weliba horaa loo yiri :

” Hubsiimo, Hal baa la siistaa ” .
Waxaan soo  Xasuus_tay Jarran_Jarr_tii weey_neeyd ee u dhexeey_say Cinemadda Myyrmäki iyo train station_ka, maadaama uu jaamac dhib baddan ku qabay in uu Bush Chair_ka ama Pram_ka wiil_kiisa ku Xoqi jiray Dhirta, bal_se wuxuu RABBI (SW) ugu gargaaray Lazer eyes treatment.
AL XAMDU LILLAAH.
Jaamac waxaan ku oggaa, in uu ku dhex Ooyi jiray Salaaddaha Masjidka Raabidda, sida Sh Almis iyo C/XAKIIM Arrarse, maadaama ey aad ugu Qushuucaayeen Salaaddaha iyo Axwaalka Muslimiinta.
Tan kale, halkee ayeey ku danbeeyeen Al Islaax iyo muxaadarooyinkii Helsinki, Suomi ama Finland ?.
Waxaanan sugaayaa jawaab deg deg ah, si loo xaqiijiyo