Xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Oo Hakad Kooban Galisay Cashuurtii

0
13

Baraarugtv.com-Wasaaradda maaliyadda Somaliland iyo rugta ganacsiga Somaliland ayaa si wadjir ah ugu dhawaaqay in muddo bil ah la hakiyay cashuurta iibka GST si loo dhammaystiro arrimaha farsamo.

Wasaaradda ayaa sheegtay in 1- , 2026 la bilaabi doono cashuurtan.
Xukuumadda iyo rugta ganacsiga ayaa sheegay in ay dhammaystiraan arrimo farsamo oo weli qabyo ah.Cashuurtan waxa si weyn uga horyimid shacabka Somaliland oo sheegay in xukuumaddu marka hore faahfaahiso waxyaabaha shacabka loogu qaban doono maadama oo aanay hadda jirin adeegyo dadweyne oo xukuumaddu dadka siiso si bilaash ah ama jaban.

email baraarugnews@gmail.com caraarshe7@hotmail.com