#Akhriso Xogtan:-Waa Maxay Qabriga(Xabaasha),Cabdiraxmaan Cirro Booqan Doono Maalinta Bari Ah Theodor Herzl ?

0
59

Waa Maxay Hoyga Xasuusta Yad Vashem?

#Akhriso Xogtan:-Waa Maxay Qabriga(Xabaasha),Cabdiraxmaan Cirro Booqan Doono Maalinta Bari Ah Theodor Herzl ?
#Akhriso Xogtan:-Waa Maxay Qabriga(Xabaasha),Cabdiraxmaan Cirro Booqan Doono Maalinta Bari Ah Theodor Herzl ?
#Akhriso Xogtan:-Waa Maxay Qabriga(Xabaasha),Cabdiraxmaan Cirro Booqan Doono Maalinta Bari Ah Theodor Herzl ?

RSI TV- Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro,ayaa la xaqiijiyey innuu maalinta bari ah tegaayo dalka Israa,iil,isla markaana wuxuu furidoonaa xafiiskii
safaarada ka hor timi shuruucda calamka iyo dalalka Islaamka ee aaga masaajidka Qudus.
1.Wuxu la kulmaya madaxwaynaha Isreal isaak herzog bari ee Israa,iil.Isla markaana wuxuu booqan doonaa Cabdiraxmaan Cirro qabriga herzi,
Waa maxay Qabriga Cabdiraxmaan Cirro booqan doono Maalinta Bari Ee HerZI?
Qabriga Herzl waa meeshii lagu aasay Theodor Herzl. aas-aasihii dhaq-dhaqaaqa casriga ah ee Sahyuuniyada iyo qofka loo arko aabihii dawladda Israa’iil.
Goobta:-Waxay ku taal Buurta Herzl (Mount Herzl) ee Galbeedka Qudus, oo ah xabaalaha qaranka Israa’iil.
Taariikhda:- Herzl wuxuu dhintey 1904, waxaana markii hore lagu aasay Vienna (Awstariya). Sanadkii 1949 ka dib markii la aasaasay Israa’iil, jirkiisa ayaa la keenay Qudus oo lagu aasay buurtaas, hadda magaciisa leh.
2. Waxa uu boqan doonaa hoyga xasuusta ah ee yaad vashem.
Waa Maxay Hoyga Xasuusta Yad Vasheem?
Yad Vashem, waa xarun xusuus rasmi ah oo Israa’iil u leedahay dhibanayaashii holikooska.
lix milyan oo Yuhuud ah oo ay dileen Naasiyiintii Jarmalka dagaalkii labaad ee adduunka weeye.
Magaceeda:-Af Cibraaniga macnihiisu, waa “Xusuus iyo Magac”, laga soo qaatay kitaabka Ishacyaah 56:5.
Goobtaas:-Waxay ku taal Buurta Xusuusta ah (Mount Herzl) ee Galbeedka Qudus.
Sidoo kale Madaxweyne Cirro,ayaa maalinta Isniinta ah la kulmaaya Ra’ysal,wasaaraha Israa,iil Binyamin Netanyahu iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Gideon Sa’ar.
Siddee u arragtaan jidka uu la qabtey astaantii Calanka iyo dalkii Somaliland Cabdiraxmaan Cirro?
RSI TV