Muxuu ku Soo Kordhinayaa Heshiiska Hay’adda International Finance Corporation (IFC) ee World Bank?
Hargeysa (Baraarugtv.com)-Heshiiska dhex-marey
Muxuu ku Soo Kordhinaysaa Somaliland ee Hay’adda International Finance Corporation (IFC) ee World Bank?
Baanka Somaliland iyo Haay’adda International Finance Corporation (IFC) ee World Bank Group ayaa ka la saxeexday Heshiis Iskaashi istraatijiyeed oo ku saabsan Horumarinta Kaabyaasha Maaliyadeed, gaar ahaan Mashruuca Diwaanka Tixraaca Daymaha iyo Rahanka .
Gud.Kuxigeenka Baanka Dhexe Somaliland Hamse Abdirahman Khaire ayaa dhankiisa heshiiskan saxiixay.
“BaankaHaay’adda International Finance Corporation (IFC) ee World Bank Somaliland ( 10-Sept-25).