Dhammaan shaqaalaha garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ayaa maanta amar lagu siiyay in aanay garoonka la soo gelikarin mobillada.
Weli madaxda Garoonku ma sheegin sababta balse Ilo-wargaleen ah ayaa Gallaydh TV u sheegay in la filayo in Maxaabiistii dhawaan laga siidaayay Laascaanood ee Muqdisho la geeyay maanta Hargeysa laga soo dejin doono.