Hargeysa(Baraarugtv.com)Afyeenka garxajis suldaan rooble
Buurmadawu wuxu yidhi garxajis waa fulayo su.aash meesha taal waxa weeye garxajis yuu ku xudheenayaa
Buurmadawu hadalkiisu waa isku dir habar awal iyo garxajis
Waxa aan leeyahay isaaq munaafad uma baahna iyo kala qaybin habar awal iyo garxajis maaha qaar buurmadawu isku xoqi karo runtii
Hadalkiisu hadal dhaqan maah waa naxli iyo isku dir
Xukumada ayuu mucaarad beelaysan ku abaabulayaa
Wuxu cuqdad iyo nacayb isu galinayaa habar awal iyo garxajis ninkaasi qori dable ayuu sitaa ee hala ogaado
Buurmadawu wuxu yidhi jeegaan ayaanu ahayn habar awal
barina jeegaan ayaanu noqonaynaa
Jeegaantiini hore isaaqnimadii iyo dawuladnimadiiba waa ku ceebayseen oo xadkiib oog keenteen
Markaa waxba kuma soo kordhinaysaan mid cusub
Hartiga markaanu kaftamayno waxa ay yidhaahdaan hadii aan garxajis bari jirin
burco beel isaaq ah bari kamo xigteen
Buurmadawu isna waxa aan leeyahay
Tacab bayi dheh maantaba haduu timir i caayayo
Qore suldaan rooble