Madax-dhaqmeedka Beesha Habarjeclo Oo caawa ku dhawaaqey in Dhulbahante Khaatumo SSC iyo Beelaha Isaaq wada-hadalkoodu Ka furmayo Magaalada Gashaamo

0
30

Burco(Baraarugtv.com)-Qodobada Ka Soo baxay Shirka Beesha Habarjeclo ee magaalada Burco.
-2-qodob oo xaasaasiya ayaa Kasoo baxay Shirka beelweynta Habarjeclo,kuwaas oo laysla qaatay inaan warbaahinta lala wadaagin.

1,waxaa laysla qaatay inaan si fudud loo wareejin Hubka iyo ciidamada Madaniga,Beelaha Qaar kood ayaa Si cad U Sheegay inaanay jirin hub iyo ciidan ay wareejinayaan,gaar ahaan beelaha Haysta Hubka Iyo ciidamada Ugu badan

2,waxaa laysla qaatay in laga qayb galo Shir Gogol Nabadeed Oo la Dhigay Gaashaamo,Kaas oo lagaga hadlaayo colaada Ka Taagan Buuhoodle iyo Qorilugud,

Ergada ka qayb gelaysa Gogosha Nabadeed Ee La Dhigay Gaashaamo,waxay maalinta Beri ka Anba bixi doonaan magaalada Burco.