Madaxweyne Cirro Oo Maanta la kulmay wefti Finland ah

0
2

Hargeysa,(baraarugtv.xom)_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan muhiim ah kula yeeshay Wefti ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Finland.