Ma Wasiirka Arimaha Debedda ayaan madaxwaynaha cusubi ku kalsoonayn oo aan la wadaagin xogta dhokumentiga?

0
10

Hargeysa (Baraarugtv.com)-“Waxa aan daawaday Wasiirka Arimaha Debedda ee Somaliland oo sheegay inaanu arag is-afgaradkii dhex maray Somaliland iyo Itoobiya. Ma Wasiirka Arimaha Debedda ayaan madaxwaynaha cusubi ku kalsoonayn oo aan la wadaagin xogta dhokumentiga? Ma hawlaha qaar baan lagu wareejin xukuumadda cusub? Ma Waddani baa weli isku haysta mucaarad oo aan hoos u dhugan dhokumentiyada loo dhiibay? What is going on?

Guuleed Dafac