Reer Gebilay Waxay Sameeyeen khalad weyn oo gef ah iyo Tahriibin sharci daro

0
2

Hargeysa (baraarugtv.com)-Xisbiga Mucaaridka ah ee KAAH oo Hadda si adag udi faacay Xukuumadda Madaxweyne (Cirro)

“Reer Gebilay Waxay Sameeyeen khalad weyn oo gef ah iyo Tahriibin sharci daro ah Xukuumaddu na Way ku Sax nayd inay ka hor tagtay khaladkii Gebilay ka Dhacay….”

Xoghayaha Golaha dhexe ee Xisbiga KAAH Abdikhalaq Awal bari oo Hadda Warbaahinta La hadlay ayaa sidan yidhi

Sideed u,aragtaa Adigu ??