Guddida Anshaxa oo ganaax ku xukumay ururka Horseed

0
280

Hargeysa,(Baraarugtv.com)- Gudida anshaxa iyo xallinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa maanta ganaax lacageed ku riday ururka Horseed.