Kulan Dhex-marey Koomishanka Doorashooyinka Iyo Waddaada Somaliland

0
4

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa xalay qabtay Kulanka Culimada dalka JSL ee arimaha Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Xisbiyada Qaranka somaliland.

Koomishanka,ayaa culumada kala hadlay inay ka qayb-qaatan arrimaha doorashada ee 13ka nufeebar ka dhacaysa dalka somaliland.