Shirkadda Telesom Maxay maanta la shir tagtey Carwada Magaalada Hargeysa?

0
184

Hargeysa(baraarugtv.com)-Shirkadaha Telesom Group ayaa maanta si weyn uga qayb gashay bandhigga Carwada Maalgashiga iyo Wax-soosaarka Warshadaha Somaliland ee ay soo agaasintey Wasaaradda Maalgashiga iyo Horumarinta Warshadaha JSL.


Shirkadda Telesom ayaa soo bandhigtey adeegyadeeda kala duwan sida SIM Cards, Telesom Fiber Internet. Adeegyada IoT oo uu ugu horreeyo adeegga Ila-Soco, Cloud Solutions, Adeega IVR, ZAAD for Enterprises.

Geesta kale,Maxamed Isaaq Cilmi, Ku-xigeenka Madaxa Hawlgelinta Shirkadda Telesom oo ka hadlaya qaybo ka mid ah adeegyada kala duwan ee ay shirkaddu kusoo bandhigayso Carwada Maalgashiga