“Kulmiyihii Hore iyo Kulmiyaha Maanta Way is eryanayaan.”

0
112
  • Burc(baraarugtv çom)-“Waxaan maanta kulan la qaatay dhalin yarada magaalada Burco ah.Labadii Kulmiye (Kulmiyihii hore iyo Kulmiyaha dambe ) way is eryanaayaan ha isku geeso beeleene indinku tashada.kuwa mustaqbalkooda laysku haystaa dhalinyarooy waa idinka ee tashada oo codkiina u meel daya ….”ayuu yidhi Guddoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe oo dhalinyarada magaalada burco la halayey maanta