Cabdiraxmaan

0
181

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Waxa aan maanta hoyga aan ka degannahay caasimadda Hargeysa ku qaabilay madax-dhaqameedka, cuqaasha, aqoonyahanka, dhalinyarada iyo haweenka Deegaanka Beesha Subeerceli ee Beel-weynta ARAB.

Deegaankan oo uu hog gaaminayey Ugaaska Guud ee Beesha ARAB Ugaas Axmed Maxamed Siciid Cali Mahdi, waxa aan ka guddoomay taageerada deegaankan ee ku qotonta isbeddelka ee uu hoggaanimanyo Xisbiga WADDANI ee sida rejada Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland.