Rajada shacabka Somaliland waa xisbiga Waddani

0
187

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Maanta waxa aan Xisbiga WADDANI ee sida rejada shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ku soo dhaweynnay siyaasiyiin, Xildhibaanno, haldoor, aqoonyahan iyo madax dhaqameedkii ugu tirada badnaa ee ka soo jeeda deegaannada Saaxil, Togdheer iyo Maroodijeex oo dhammaantood cod, cudud, cuud iyo caqligaba ku soo kordhin doonna Xisbiga ay umaddani leedahay.

  • Walaalayaal, ku soo biiristiinna iyo taageeradiinna Xisbiga WADDANI waxa ay jawaab cad u tahay barnaamijkii HIIL DEEGAAN ee aad hore ugu dhawaaqeeen, ku soo dhawaada Xisbi la wada leeyahay oo aan la kala lahayn, Xisbi u taagan midnimada & wada jirka umadd