“Ciidamaddii qaranka Somaliland ee mushaharka qaadanayey maamul-xumo Ayey Burbureen.”

0
148

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-“Ciidamaddii qaranka Somaliland ee mushaharka qaadanayey maamul xumo Muuse Biixi, sababay ayey ku burbureen oo Jabkii Ciidamada Qaranka soo gaadhay wuxuu ahaa shir-qool qorshaysan oo ay ku talogashay Xukuumaddu,maanta ciidamo reerkayaga ah oo shicib ah ayaa qarankii difaacaya.” Xildhibaan Mustafe Kheyreeye oo ka tirsan aqalka Golaha Wakiilada Somaliland