Hargeysa,(baraarugtv.com)-Maamulka Muuse Biixi Cabdi,ayaa ka keensadey saraakiil sirdoonka Itoobiya ah iyo xayawaanka loo yaqaan Ey.
Ciidanka Sirdoonka Somaliland ayaa shaaciyey inuu galabta dalka keenay Ey u toobabaran arimaha baadhista .
Waa markii ugu horeysay ee Somaliland la keenay Ey-da u toobabaran arimaha baadhista .
Warbaahinta Baraarugtv.com xafiiskeeda war qabadka ayaa ka soo xigatey
Boga ay leeyihiin Ciidanka Sirdoonka Somaliland oo Taliyaha sirdoonka somaliland ku baahiyey warkan.
ILO-WAReedyo lagu kalsoon yahey oo ka agdhaw xafiiska madaxtooyada Madazweyne Muuse Biixi,kana cudur daartey in magacooda la sheego,ayaa u sheegay wakaalada Baraarugtv.com in cabsi weyn oo dhanka amaanka ah,Madaxweybe Muuse Biixi soo food saartey,taasoo ay tilmaameen in saraakiishan sirdoon ee ka socda dalka Itoobiya ka caawin doonaan somaliland kooxaha huwanta ka dagaalaneysa Gobolka Sool ee magaalada Laascaanood.
halkan hoose ka akhriso