Dawlada TURKIGA xaalad ka soo korodhay somaliland

0
310

Mas’uuliyiin Turkish ah ayaa Somaliland oo sheegata inay ka go’day Soomaaliya waxay ugu yeereen inay tahay dal madax-banaan, sida ku cad dokumenti cusub oo ay heshay Caasimada Online.Warqaddan oo ah mid maxkamad oo ku taariikheysan December 13, 2018, ayaa dacwad-oogaha dadweynaha ee Ankara, Birol Tufan wuxuu ku billaabayaa baaritaan argagixisanimo oo ka dhan ah dad Turkish ah oo dhalleeceeya madaxweyne Erdogan oo deganaa xilligaas Somaliland.

Warqadda ayaa Birol wuxuu Somaliland ku magacaabayaa dal madax-banaan, si la mid ah dalalka kale ee ku xusan dokumentiga.